Ka hortaga Cudurka Coronoviruska Sheekh Dr Cali Maxamed Saalix
(April 12, 2020)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax wuxuuna kaga hadlay Sheekh Muxaadaradiisa Ka hortaga Cudurka Coronoviruska isaga oo talooyin muhiima u jeediyey
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u diray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
(April 12, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay dadaalka Dowladdu ku bixinayso ka hortag
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Dhaqaatiir iyo culumada si looga hortago cudurka COVID-19
(April 12, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo,