Ciidanka Canshuuraha birriga oo degmada Qardho ka bilaabay Canshuur Aruurin.[Video]
(April 20, 2020)
Qardho:-Ciidanka canshuuraha birriga ayaa degmada Qardho kawada qaadista canshuuraha bulshada gobolka Karkaar ayayna ku wargaliyeen inay bixiyaan canshuurta ku waajibtay. M_M_Deeq Halgan.net
Wareysi: Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay arrimo badan
(April 20, 2020)
Magaalda Nairobi waxaa ku sugan qaar ka mida masuuliyiintii ururka Ahlu-Suna Wal-Jamaaca ee ka arrimin jirey deegaano ka mid ah Galmudug. Ahlu-Sunna ayaa waxaa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guric