Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar oo qabtay koox burcad ah oo gaari dhacay
(April 21, 2020)
Qardho:-Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar iyo ciidanka madaxtooyada Qardho ayaa howl gal ay siw ada jir ah u sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen koox burcad ah oo xalay dhacay gaari xamuul ah oo marayey
Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya & Wakiillada Beesha Caalamka Oo Ka Hadlay Xakameynta COVID-19
(April 21, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee dalka ku sugan o