Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo shacabka la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
(April 23, 2020)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Bulshada Puntland la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Madaxweynaha JFS oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Bisha Ramadaan
(April 23, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee
Ganacsatad Gobolka Hiiraan ee ku dhaqan Gobolka Bari oo shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso.[Video]
(April 23, 2020)
Hiiraan:-Ganacsatada Hiiraan ee ku dhaqan Gobolka Bari ayaa waxaa ay ka hadleen hadalo saxafadda uu ka sii daayey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan taas oo ku saabsan raashinka quutul daruuriga ay kala soo
Madaxda Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland oo heshiiyey.
(April 23, 2020)
Kismaayo:-Waxaa heshiis rasmi ah wada gaaray madaxda dowlad goboleedka Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland. Heshiiskaan ayaa la gaaray kadib dedaallo dheeri ah oo ay bi