Daadad ku soo rogmaday Qardho oo khasaare badan sababtay (Daawo Masawiro)

April 28, 2020 - Written by Editor

Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay, ila ka badan 10 kalena waa la la’yahay, kadib roobab laxaad leh oo sababay fatahaad ay ku dhufteen magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar

Mas’uuliyiinta gobalka Karkaar iyo degmada Qardho ayaa sheegay inay haatan xaqiijiyeen dhimashada lix qof, kuwa kalena aan la haynin raq iyo ruux.waxaa daadadku qeysteen sidoo kale khasaaro hantiyeed oo faro badan

Madaxweynaha DFS iyo Masuuliinta Puntland ayaa tilmaamay xaaladda ay ku sugan tahay degamada Qardho mid musiibo ah.

Daadadkan ayaa sidoo kale saamaayey isku socodka gaadiidka deegaanada Puntland maadaama roobabkan ay waxyeeleeyeen buundooyinka iyo waddoonka la maro ee laamiga ahaa

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online