Madaxda Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland oo heshiiyey.
April 23, 2020 - Written by EditorKismaayo:-Waxaa heshiis rasmi ah wada gaaray madaxda dowlad goboleedka Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland.
Heshiiskaan ayaa la gaaray kadib dedaallo dheeri ah oo ay bixiyeen madaxda dowlad goboleedka Jubbaland iyo siyaasiyiin waaweyn ee dalka ka soo qabtay xilal waaweyn
Hoos ka akhri qodobadii lagu heshiiyay iyo war-murtiyeedka arrintaas laga soo saaray.
A/cawaale
Halgan.net