Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la hadlay shacabka Puntland[Video]

April 6, 2020 - Written by Editor

Garoowe:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa caawa oo Isniin ah Dadweynaha la hadlay, hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah uga hadlay Caabuqa Coronavirus iyo saameyntiisa dhaqaale, Amniga, tayeynta Ciidamada iyo arrimaha Federaalka.

Madaxweynaha ayaa bilkasta isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu dadka la hadlayo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online