Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye oo xilka la wareegay.[Video]

April 13, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa xalay waxaa uu si rasmi ah xilka kala wareegay madaxweynihii hore ee Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf, Xaflada xil wareejinta ayaa waxaa ka soo qayb galay xildhibaano ka tirsan 2 gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya eel aga soo doorto deegaanada Gal-Mudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa xusay in la soo afjaray madmadowgii ku dhex jiray siyaasiyinta Gal-Mudug haddana la doonayo midnimo iyo wada jir isagoo Mahad weyn u jeediyey Madaxweynihii hore ee Gal Mudug Ahmed Ducaale Xaaf oo sameeyey talo oday nimo iyo in Gal-Mudug noqoto mid midaysan oo wada jirta.

Hoos ka DaawoMadaxweyne Qoor Qoor “waxaa soo dhamaadey khilaafkii Siyaasadeed ee Galmudug”

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online