Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo sheegay in uu tanaasulay

April 6, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta waxaa uu soo gaaray degmada Dhuusomareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha cusub ee Galmudug Qoorqoor wuxuuna sheegay inuu u tanaasulay danta dadka Galmudug.

Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa sheegay in uu muddo ku sugnaa magaalada Gaalkacyo wuxuuna sheegay in uu ka shaqeyn doono horumarka Galmudug iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee Gal-Mudug.

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa garab taagnaa xildhibaano ka tirsan labada gole ee DFS .

Madaxweynaha cusub ee Galmudug ee aan wili xilka la wareegin Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in Galmudug is raacaday wixii khilaafana la dhameeyey .

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online