Maqal iyo Muuqaal u daawo Nadwo cilmyeed ay soo qabanqaabisay Musasada EMA

April 24, 2020 - Written by Editor

Waxaa Maanta bilaawday Barnaamijkii Bisha Ramadaan 1441-2020 ee Mu’asasada EMA ay ugu talagashay Bulshada Soomaaliyeed ee Dunida daafaheeda ku nool, Hadaba si aad Live’ka ula socoto adiga oo gurigaaga Joogo, Marka hore soo dajiso ZOOM, Kadibna Link’ga hoose ku dhafo.

https://us02web.zoom.us/j/8617375600

#Fadlan Walaal Share dheh si Walaalaha Soomaaliyeed ay u gaarto, Adigana aad u hesho Ajarkooda mid la mid ah.
Culumada Maanta Martida Ku ah ZOOMKA Musasada EMA
1-Sheekh Craxmaan Abyad
2-Sheekh Qaari Ahmed
3-Sheekh Dr Axmed Nuur.

Halgan.net
Musasast EMA Nordic

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online