Mu’asasada Al-minhaaj oo deeqdii ugu horaysay gaarsiinaysa Qardho[ Video]

April 28, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Mu’asasada Alminhaaj ayaa waxaa ay deeq Raashin ah oo gaarayso ilaa 750 ay balan qaadeen in ay gaarsiiyaan maalinta beri ah Qoysas ku dhaqan Magalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Raashinkaas oo ka kooban ” 25-kg oo Bur ah 25-kg oo sonkor ah, 25-kg oo Bariis ah, 10-kg baasto ah, 7-kg oo timir ah 5-kg oo faasuliyad ah, 1-kg oo caleen ah 6-ltr oo saliid ah iyo qalab nadaafadeed”, sido kale gudoomiyuhu wax uu sheegay inay intani tahay inta deg dega ah waxii damena Culumada iyo gudiyada loo xilsaaray ay la wadaagi doonan.

Mu’asasada Alminhaaj
Qardho, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online