Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
(April 27, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 39 ee 27da April, 2020, ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Pu
Riyadii Rumoowday ee Dhismihii dekkada Garacad ee Gobolka Mudug.[Video]
(April 25, 2020)
Garacad:-Waa Barmaamji gaar ah oo uu diyaariyey Radio Daljir waxaan daadihinaya wariye Mohamed Hassan Dhalo waxaan uu wariyuhu ku soo bandhigay heerka ay marayso dhismaha Dekkada Garacad ee Gobolka Mu
Maqal iyo Muuqaal u daawo Nadwo cilmyeed ay soo qabanqaabisay Musasada EMA
(April 24, 2020)
Waxaa Maanta bilaawday Barnaamijkii Bisha Ramadaan 1441-2020 ee Mu’asasada EMA ay ugu talagashay Bulshada Soomaaliyeed ee Dunida daafaheeda ku nool, Hadaba si aad Live’ka ula socoto adiga oo guri
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo shacabka la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
(April 23, 2020)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Bulshada Puntland la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Madaxweynaha JFS oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Bisha Ramadaan
(April 23, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee
Ganacsatad Gobolka Hiiraan ee ku dhaqan Gobolka Bari oo shir jaraa’id ku qabtay Boosaaso.[Video]
(April 23, 2020)
Hiiraan:-Ganacsatada Hiiraan ee ku dhaqan Gobolka Bari ayaa waxaa ay ka hadleen hadalo saxafadda uu ka sii daayey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan taas oo ku saabsan raashinka quutul daruuriga ay kala soo
Madaxda Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland oo heshiiyey.
(April 23, 2020)
Kismaayo:-Waxaa heshiis rasmi ah wada gaaray madaxda dowlad goboleedka Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland. Heshiiskaan ayaa la gaaray kadib dedaallo dheeri ah oo ay bi
Afhayeenka Madaxtooyada Puntland muxuu ka yiri badeecaddaha quutul daruuriga ah ee ka soo dega dekedda Boosaaso.
(April 22, 2020)
Boosaaso:-Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed iyada oo illaalinaysa xuquuqda macaamiisha ayay qaadatay tallaabooyin ay ka mid yihiin in aan la kaydin karin cunnooyinka asaasiga ah, la kordhin karin sic
Wasaarada Awqaafta iyo arrimaha diinta DFS oo war ka soo saartay Salaadaha Jameecada ee Masaajidda Muqdisho
(April 22, 2020)
Muqdisho:-Wasaarada Awqaafta iyo arrimaha diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay war ka soo saartay Salaadaha lagu oogayo Masaajidda Muqdisho waxaan qoraalka lagu xusay qaabka ay wasaarad
Wasaaradda Warfaafinta oo war ka soo saartay Xariga Wariye Maxamed Abuuja
(April 22, 2020)
Wasaaradda Warfaafinta DFS ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xariga wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja oo muddo ka badan 30 maalmood u xiran Hey’addaha Amniga, waxaa wariyaha la sheegay in uu ku e

« Previous PageNext Page »