Riyadii Rumoowday ee Dhismihii dekkada Garacad ee Gobolka Mudug.[Video]

April 25, 2020 - Written by Editor

Garacad:-Waa Barmaamji gaar ah oo uu diyaariyey Radio Daljir waxaan daadihinaya wariye Mohamed Hassan Dhalo waxaan uu wariyuhu ku soo bandhigay heerka ay marayso dhismaha Dekkada Garacad ee Gobolka Mudug.

Barmaamjika ayaa waxaa loogu magacdaray Rumoowga ee dhismaha Dekada Garacad waxaan qayb ka geytay Dhismaha Dekkadaan ganacsatado iyo dowladda Puntland waxaan lagu dhisayaa isku tashi.

Hoos ka Daawo GARACAD & Dekedda Garacad oo la ciirciiraya ganacsato, dalxiisayaal & dadyow dunida adduunka

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online