Sh. Maxamuud oo Bulshada uga digay Covide-19 ,iyo in Go’aankii Joojinta Qaadka .

April 6, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yusuf oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuna nool magaalada Garoowe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dadweynuhu aysan weli u hogaansamin amarad dowladda , dowladuna aysan fulin awaaiirta ay soo saartay oo ah in qaadka la joojiyo lana soo geli Karin deegaanada Puntland.

Sh Maxamuud Xaaji Yusuf ayaa xusay in goobihii waxnarskafa sidda iskulada Jamacadaha iyo Dugsiyada quraanka la xiray balse weli aan waxba laga qaban soo gelitaanka Qaadka oo ah Afaado weyn oo Khatar gelin karta bulshada in si sahlan uu ugu faafo cudurka dilaaga ah ee COV-19

Ugu danbayn ayaa Sh Maxamuud X.Yusuf waxaa ugu baaqay in dowladdu ay wax ka qabto qaadka si looga hortago cudurka Cov-19 oo si sahlan ugu faafi kara bulshada haddii aan si deg deg ah loo joojin qaadka.

Sh Maxamuud Xaaji ayaaa ugu baaqy dowladda in ay samayso ciidan ka hortaga qaadka oo ah kuwa ka hufan cunida Qaadka iyo maandooriyaasha kale

Hoos ka Daawo Sh Maxamuud Xaaji Yusuf oo ka hadlay dhibka Qaadku ku hayo bulshada

M_M_Deeq
Halgan.negt

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online