Wasaaradda Warfaafinta oo war ka soo saartay Xariga Wariye Maxamed Abuuja

April 22, 2020 - Written by Editor

Wasaaradda Warfaafinta DFS ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xariga wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja oo muddo ka badan 30 maalmood u xiran Hey’addaha Amniga, waxaa wariyaha la sheegay in uu ku eedeysan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab.

War saxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta DFS ayaa lagu sheegay in Wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja loo heysto inuu qeyb ka ahaa fal dil ah oo loo geystay Haweeney lagu magacaabo Baxsaneey Booleey, oo la dilay sanadkii hore 2019.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta ka soo saartay xariga Wariye Maxamed Abuuja

.

A Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online