Madaxweyne Puntland oo dhalinyarada Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku saabsan xuska sannad-Guurada 77 aad ee Aas-Aaskii SYL
(May 15, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hambalyo ku aadan Maalinta dhalinyadada udiray dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Dhalinta Puntland M_M_Deeq Halgan.net
Madaxweyne Farmaajo oo dhalinyarada Soomaaliyeed u diray fariin ku saabsan xuska sannad-Guurada 77 aad ee Aas-Aaskii SYL
(May 15, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii Golihii Dhallinyarada
Guddoomiyaha Golaha Wakilladda Puntland oo Hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed
(May 15, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakilladda Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 77-aad ee ka soo ware
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada.
(May 15, 2020)
Garoowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee May 14, 2020 ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada ee Dowladda Pun
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Magacaabay Gudoomiyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka
(May 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ka