Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Dowladda Puntland .
(May 16, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 16ka May, 2020, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda