Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno .
(May 22, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22d May 2020 kuna saabsan magacaabid Wasiiro iyo Wasiiro Ku xigeeno ee Dowladda Puntla
Madaxweyne deni oo ka qayb galay kulankii 4aad ee looga hadlayo marxalada Soomaaliya
(May 22, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay kulanka 4-aad ee Doodaha looga hadlayo habka ugu wanaagsan ee Soomaaliya uga gudbi karto marxalada kala
Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya?
(May 22, 2020)
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbado ka dhagaystay ergayga QM ee Soomaaliya James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira kuwaas oo ka hadlay horumarka laga sameeyey ansixinta