Wefti ka socda Dowlada Puntland oo gaaray Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar
(May 28, 2020)
Qardho:-Wefti ka socda Dowlada Puntland oo gaaray Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa kulamo la qaatay Maamulka iyo odayaasha Degmada. Weftiga ayaa waxaa hogaaminayay Agaasimaha Gu