Degmooyinka Carmo, Dhahar iyo Waaciya oo gurmad gaarsiiyey Qardho.[Video]

May 4, 2020 - Written by Editor

Carmo:-Waxaa weli si habsami ah u socda gurmadka ay fidinayaa shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaarn ahaan shacbaka ku dhaqan deegaanada Puntland ayna u fidinayaan dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay daadadkii ku soo rogmaday degamada Qardho ee xarunga Gobolka Karkaar.
Maamulada degmooyinka Carmo, Dhahar iyo Waaciye ayaa si wadajir ah deeq raashin ah oo laga soo aruuriyay bulshada degmooyinkaas ugu wareejiyay guddiga gurmadka Qardho.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,772 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>