Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka gobalka Mudug iyo la dagaalanka Argagixisada (Daawo)

May 27, 2020 - Written by Editor

Wasiirka Wasaaraadda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland oo ay welinayaan Wasiiro iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowladda Puntland ayaa kulan laqaatay Wasiir Amniga dowlada Galmudug Ahmed Macalin Fiqi, Wasiiro katirsan Galmudug iyo Xildhibaano Ka tirsan Labada Aqal Ee Barlamanka soomaliya, waxayna isla qaateen in si wada jira looga shaqeeyo amniga iyo la dagaalanka Argagixisada

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa,id ee Wasiirka arimaha Gudaha Puntland iyo Wasiirka amniga ee Galmudg .

Comments are closed.