Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Oo Xilka La wareegay.
(June 1, 2020)
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdiladiif Yuusuf, Mun