Guddiga dhexdhexaadiya madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada oo la magacaabay
(June 12, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha aqalka sare ee dowladda Federalka ee Soomaaliye Cabdi xaashi ayaa waxaa uu soo magacaabay gudiga isku keenista Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo dawlad gobolleedyada ka
Soomaali ka mid noqotay muhaajiriin lagu laayey Libya.[Dhagayso]
(June 12, 2020)
TRIPOLI :-Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha. Waxaa hadda s
Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda PL oo xariga ka jiray xafiiska ururka Kaah
(June 12, 2020)
Carmo:-Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntand mudane Abdisamad Maxamed Gallan ayaa xariga ka jaray xafiiska Urur siyaasadeedka KAAH ee Degmada Carmo. Munaasabadda oo ahayd mid balaaran ayaa waxa
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Wakiillada PL oo la kulmay Wasiirka Wasaaradda Shaqada.
(June 12, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Xildhibaan Cali Axmed Saalax ( Cali Dhahar), Guddoomiye ku xigeenka iyo xubnaha kale ee guddiga
Madaxweynaha Gal-mudug oo shir guddoomiyay Shirkii Golahiisa Wasiirada
(June 12, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Gal-mudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo ka dhacay Magaalda Gaalkacyo. Ajendaha shirka waxaa ka mid ahaa arrimah
Wasaaradda Waxbarashada PL oo soo xiray waxbarshada Elektrooniga ah ee Fasallada 8aad iyo 12aad
(June 12, 2020)
Qardho:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa wajigii kowaad usoo xirtay Waxbarashada Elektrooniga ah ee Fasallada 8aad iyo 12aad, oo ah hab ay wax kubaranayeen ardayda