Boosaaso: Xukun dil ah oo lagu fuliyey rag ka tirsanaa Al-Shabaab
(June 13, 2020)
Boosaaso:-Magaalada Boosaaso ayaa waxaa maanta lagu toogtay saddex nin oo horey ay maxkamadi ugu ridday xukun ah iney ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo muddo sanad ku dhow ku xirnaa xabsi
Barnaamij Maamul Daadejinta 4 xaafadood oo ka dhacay Degmada Boosaaso
(June 13, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka & Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Maxamed Cabirixmaan Dhabancad Oo Magaalada Boosaaso Ka Daahfuray Barnaamijka Maamul Daadejinta Afarta