Madaxweynaha DFS J oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka.
(June 22, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha D
Madaxweyne Farmaajo oo Zoom kula shiray madaxda maamul goboleedyada
(June 22, 2020)
Warar aanu ka helanay ilo siyaasadeed ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ay maanta yeesheen kulankii ugu horreeyey oo ku dhaca dhinaca aaladda Zoom ee muuqaalka
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Nabadoonada iyo waxgaradka degmada Qardho.
(June 22, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka degmada Qardho ee Xarunta gobolka Karkaar. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku