Madaxweynaha Jubbaland oo ka qayb galay xuska munaasabada 1-da Luulyo [Video]
(June 30, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay Xornimada qa
Madaxweynaha PL oo taageery go’aankii golaha wakiilada Puntland.[Video]
(June 30, 2020)
Gaalkacyo: 01 Luulyo 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay caawa Munaasabadda Xuska Sanad guurada 60-aad ee Xoriyadda iyo Midowga Soomaaliyeed. Mun
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay munaasabadda 1-da Luulyo
(June 30, 2020)
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed iyo Midnimada dalka ee 1-da Luulyo. Madaxweynaha ayaa sala
Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Qatar Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xariirka Labada Dowladood
(June 30, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka arrimadda dibadda Q
Baarlamaanka Jubbaland oo yeeshay kalafadhigoodii 2aad
(June 30, 2020)
Kismaayo:-Baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa uu kulan Xasaasi ah ka yeeshay arrimo dhowr ah isagoo kulanku uu ahaa kala fadhiga labaad ee gollaha Baarlamaanka Jubbaland. Baarlamaa
Madaxweyne Farmaajo oo ka Hambalyeeyey guusha Diblumaasiyadeed ee Hogaamiinta Golaha guud ee QM
(June 30, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddi
Golaha Wakiilada Puntland oo go’aamo soo saaray
(June 30, 2020)
Garoowe:-Kalafadhigii 46aad fadhigiisa 10aad oo ay yeesheen Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland oo ay goob jog ka ahaayeen 41 Xildhibaan waxaa golaha uu ka soo saaray go’aan Gole oo ku aadan xaal