Barnaamij Maamul Daadejinta 4 xaafadood oo ka dhacay Degmada Boosaaso

June 13, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka & Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Maxamed Cabirixmaan Dhabancad Oo Magaalada Boosaaso Ka Daahfuray Barnaamijka Maamul Daadejinta Afarta xaafadood ee Degmada Boosaaso.

Daahfurka Barnaamijka Maamul Daadejinta Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso waxaa wasiirka Ku wehlinayey Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL, Wasiiro ka tirsan Puntland, Maamulka Gobalka Bari, Maamulka Degmada Degmada Boosaaso, Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Barri, Iyo Qeybaha kale duwan ee bulshada Degmada Boosaaso.

Ugu danbeyntii Wasiirka iyo masuuliyiinta ayaa soo Daahfuray xafiisyada Maamul Daadejinta Afarta Xaafadooda wuxuu Wasiirka Kormeer ku sameeyey qeybaha kale duwan ee Xarumaha Afarta xaafadood.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FADERALKA&DIMUQRAADIYENTA DPL.

Leave a comment

*

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online