Ciidammada Daraawiishta Dawladda PL ee Beder iyo Uxud oo fariisamahoodii dib ugu laabtay

June 25, 2020 - Written by Editor

Qardho-Ciidammada Daraawiishta Dawladda Puntland ee Beder iyo Uxud ee dhoowaan Tabarbarka loo soo xiray ayaa ku laabtay Furimaha Difaaca Puntland.

Ciidammadan ayaa loo dhamays tiray dhamaan gabkii Ciidammada waxana saakootiyay Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidammada ahna Wasiirka Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi,Wasiirka Amniga Mudane cabdisamad Maxamed Galan, Taliyaha Guud Ciidammada difaaca Puntland Gen Yaasiin Cumar Dheere iyo Taliyaha Ciidammada Booliska Puntland Sareeye Guud Cabdi yare.

Dhowaan ayay ahayd markii Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni uu Tabarbarkii Ciidammadan u soo xiray waana talaabo dhanka horumarka Ciidammada oo horay loo qaday.

Baahintii

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,452 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>