DFS iyo S/land oo is afgarad gaaray

June 18, 2020 - Written by Editor

Jabuuti:-Shirkii wada-hadalada  Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo S/land oo ka socday dalka jabuuti aya waxaa caawa la shaaciyey in laga gaaray is afgarad hordhac ah oo labada wafdiba ay isla qaateen.

Shirkii wada-hadalada  Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo S/land  ee caawa laga gaaray is afagaradka ayaa waxaa in badan looga dooday shirar dhowr ah oo ay Madaxda S/land la galeen dowladdihii kale duwanaan ee ka horeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya  ee uu hadda  Madaxweynaha u yahay Maxamed  Abdullaahi Farmaajo.

Hoos ka Akhri hwshiia is afagarad ee ay wada gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo S/land

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online