Dufacadii 2aad oo ka tirsan ciidamada difaaca PL oo tabar uga socdo xeradda Xorgoble

June 10, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Xeradda Xorgoble ee kutaal magalda Qardho ee xarunra Gobolka Karkaar ayaa waxaa tababar uga socdaan dufacadii labaad oo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland kuwaas oo lagu magac daray Beder

Hoos ka Daawo Dufacadii 2aad oo ka tirsan ciidamada difaaca PL oo xeradda Xorgoble tababar uga socdo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.