Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland oo ka dooday Ajandaha Kalfadhiga 46-aad

June 18, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Kalfadhiga 46-aad, Fadhiga 4-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu meel-mariyay Ajandaha Kalfadhiga 46-aad waxaan golaha uu isku raacay oo la meel mariyey qodobada hoos ku xusan.

1-La-xisaabtanka xukuumaddu Puntland.

2-Dib-u-eegista heshiishka dekedda Boosaaso ee DP-World.

3-Arrimaha Xuduudaha (Sool iyo Sanaag)

4-Heshiishyadii xukuumaddu Puntland gashay

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online