Guddiga dhexdhexaadiya madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada oo la magacaabay

June 12, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha aqalka sare ee dowladda Federalka ee Soomaaliye Cabdi xaashi ayaa waxaa uu soo magacaabay gudiga isku keenista Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo dawlad gobolleedyada ka jira Soomaaliya si heshiis is afgarad looga gaaro doorashada ka dhacaysa dalka Ssoomaaliya 2020/2021.

Hoos ka Akhriso qoraalka ka soo baxay gudoomiyaha  golaha Aqalka sare  ee  Dowladda Federaalka Soomaaliya

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

241,014 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>