Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dowlada Federaalka Cabdi Xaashi oo warmurtiyeed soo saaray

June 24, 2020 - Written by Editor

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Golaha Shacabka ee DFS la horgeeyey nuqul aan ahayn midkii loo soo gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee baarlamanka ee la xiriira afartii xeer ee ay soo diyaareen Guddiga Wada-jirka ee Labada Aqal.

Dhanka kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa wareysi gaara uu siiyey laanka afka somaliga ee VOA wuxuu faahfaahin ka bixiyey badal lagu sameeyey xeerarkii doorashada.

VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.