Guddoomiyaha Golaha Wakiillada PL oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambal yeeyey sanad guuradii 60-aad ee xoriyada

June 26, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed sanad guuradii 60-aad ee ka soo wareegatay maalintii ugu horreysey ee calanka laga taagay dhul Soomaaliyeed 26-June 1960.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,047 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>