Guddoomiyaha Golaha Wakiillada PL tacsi u diray Xildhibaan Ilhaan Cumar

June 16, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Nuur Cumar Maxamed oo ku geeriyoodey dalka Maraykanka.

Guddoomiyaha ayaa tacsi gaar ah u diray Xildhibaan Ilhaan Nuur Cumar Maxamed ( Ilhan Omar ) oo ka mid ah Congress-ka Mareykanka oo uu ahaa Aabbeheed, wuxuuna Marxuum Nuur Cumar Maxamed Alle uga baryay in uu ka waraabiyo Janatul Fardawsa ,isagoo qoyskii iyo asaxaabtii uu ka baxayna u rajeeyay samir iyo iimaan.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland
E-mail: info@puntlandparliament.net

Leave a comment

*

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online