Jubbaland oo taageertay mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.

June 24, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Jubbaland waxay soo saartay warqad qoraal ah oo ay kaga hadlayso arrimo badan oo ku saabsan masiirka iyo doorashada dalka ka dhici doonta 2020/2021. Waxaana dhanka kale lagu taageeray mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Jubbaland ay ku taageertay mowqifka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.