Madaxii amniyaadka Ee Kooxda Alshabaab ee Mudug oo la dilay.

June 6, 2020 - Written by Editor


Shir jaraa’iid oo ay si wadajir ah u qabteen Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Puntland iyo Taliyaha Qeybta Mudug ee Galmudug waxay faahfaahin uga bixiyeen hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada,Danab,PFS iyo Booliska Puntland iyo Galmudug oo ka dhacay xaafada Wadajir ee magalada Galkacyo oo ka tirsan dhanka Galmudug.

Hawlgalkaas waxaa lagu dilay madaxdii qaraxyada iyo Ismiidaaminta ee ururka Alshabaab u qaabilsanaa Gaalkacyo.

Dalmar Media
Halgan.net
Gaalkacyo

Comments are closed.