Madaxweynaha Hirshabeelle oo taageeray go’aanka Aqalka sare ee BFS.

June 10, 2020 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ku taagerayo go’aankii Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo ahaa in shir deg deg ah ay iskugu yimaadaan madaxda maamul gobeeldyada iyo madaxda dowladda Fedraaalka Soomaaliya si ay heshiis uga gaaraan qaabka ay u dhacayso doorashada ka dhacaysa Soomaaliya 2020/2021.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.