Madaxweynaha PL oo furay Kal-fadhiga 46-aad ee Golaha Wakiilada Puntland

June 15, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 46-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Dani oo ka hadlay kalffadhigi 46-aad ee gollaha Xeerdajinta Puntland ayaa si cad u cadeeyey mowqifka dowladda Puntland ee ku aadan Wadahadalada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee shalay ka furmey dalka Jabuuti, waxaana madaxweyne Dani uu sheegey in aysan Puntland aqoonsan doonin natiijo walba oo shirkaasi ka soo baxda maadama aanan laga talo galin Puntland

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online