Madaxweynaha Puntland oo gaaray Gaalkacyo [Video]

June 25, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo kusoo dhoweeyay, xubno ka mid ah labada gole ee Dowladda oo uu hoggaami nayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maamulka Gobolka iyo kan degmada, Saraakiisha Amniga ee Gobolka iyo qeybaha kale ee Bulshada Gobolka Mudug.

Madaxweyne Deni ayaa inta uu joogo Mudug waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Masuuliyiinta iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Mudug.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,897 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>