Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Nabadoonada iyo waxgaradka degmada Qardho.

June 22, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka degmada Qardho ee Xarunta gobolka Karkaar.

Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey maamulka gobolka Karkaar, kan degmada Qardho iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka. Waxaana looga wada hadlay Amniga, horumarinta degmada iyo in biyo xidheen loo sameeyo magaalada si looga gashaanto daadadka kusoo fataha magaalada ee ugaystey khasaaraha naf iyo duunyoba.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online