Mareykanka oo Amar duldhigay Madaxda DFS iyo Maamulgobaleedyada

June 9, 2020 - Written by Editor

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu amar dhuldhigtay madaxada DFS iyo madaxada Maamulgobaleedyada inay si degdeg ah u qaban-qabaiso shir dhex mara madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dowladda goboleedyada.

Qoraal kooban oo safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ay soo dhigtay barteeda twitterka ayaa lagu sheegay in deg deg looga baahan yahay wada-shaqeynta dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada la isla meeldhigana qaabka doorashada 2021.

Hoos ka eeg Qoraalka Safaarada Mareykanka ay uga hadashay doorshada 2021 Soomaaliya iyo baaqa ay u dirtay Madaxada DFS iyo madaxada maamulgobaleedyada.

si loo xaliyo khilaafyada jira.

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online