Mowqifka dowladda PL ee ku aadan doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021

June 9, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay goor dhoweyd ay soo saaray Warsaxaafadeed ku aadan Mowqifkood ku aadan doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021,Warsaxaafeedka ka soo baxay Puntland ayaa waxaa ay ku soo beegmayaa xili maanta ay qoraalo kale duwan oo ku aadan qaabka doorashada ay soo kala saareen Golaha xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare Kheyr , Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan beesha caalamka ee taageerta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka Mowqifka dowladda PL ee doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online