Puntland oo taageertay mar kale Go’aanka Aqalka Sare

June 24, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Dowladda Puntland waxay ka digaysaa in shuruucda wadanka lagu saleeyo damac-gaar ah iyo rabitaanka madaxda dalka; iyadoo loo marayo habraacyo aan waafaqsanayn dastuurka ku-meel gaarka ah, laguna dhiirranayo been-abuur iyo isdaba-marin sida ku cad warqadda Guddoomiyaha Aqalka Sare.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka Puntland ay ku taageertay mar kale Go’aanka Aqalka Sare.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.