Shirkii Iskaashiga ee PL iyo Gal-Mudug oo warmurtiyeed laga so saaray

June 27, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:- Shirkii Iskaashiga ee Puntland iyo Galmudug uga socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ay isla gaareen labada dhinac.

Hoos ka Akhri warmurtiyeedka laga soo saaray Shirkii Iskaashiga ee Puntland iyo Galmudug

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.