Soomaali ka mid noqotay muhaajiriin lagu laayey Libya.[Dhagayso]

June 12, 2020 - Written by Editor

TRIPOLI :-Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha.

Waxaa hadda soo baxaya warar sheegaya in dadkaasi ay Soomaali ku jireen, waxaana inta la xaqiijiyay dhintay mid, halka mid kalena u ku dhaawacmay.

Maxamed Colaad Xassan ayaa Khadka taleefanka ee magaalada Tripoli caasimadda Libya kula xiriiray safiirka Soomaaliya ee Libya Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy.

Source:VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

241,019 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>