Wajigii 1aad ee Gurmadka Qardho oo soo gabagaboobay

June 10, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Gudigga Sare ee Gurmadka magaalada Qardho oo uu Gudoomiye u yahay wasiirka Wasaaradda Arrimaha Faderalka iyo Dimuqraadiyenta Maxamed Dhabancad, ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay soo af-jareen wejigga koowaad ee Gurmadka Qardho kaasoo mudo ku dhaw 2 bilood socday, waxayna Guddiga soo bandhigeen Dhammaan Deeqihii kale duwanaa ee soo gaaray iyagoona sheegay Guud ahaan lacagaha cadaanka ah iyo deeqaha raashinka markii lacag loo bedelo ay gaarayso 4,86,224.40$.

Hoos ka Daawo Wajigii 1aad ee Gurmadka Qardho oo soo gabagaboobay

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,407 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>