Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda PL oo xariga ka jiray xafiiska ururka Kaah

June 12, 2020 - Written by Editor

Carmo:-Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntand mudane Abdisamad Maxamed Gallan ayaa xariga ka jaray xafiiska Urur siyaasadeedka KAAH ee Degmada Carmo.

Munaasabadda oo ahayd mid balaaran ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka degmada, kan gobolka Bari, odayaasha dhaqanka, iyo shacabweyne faro badan oo kamid ah taageerayaasha Ururka.

Furitaankii kadib ayaa dadweyne tiro badan iska diiwaan galiyeen Ururka Guulna u rajeeyey hayaankiisa siyaasadeed.

Xafiiska Wacyigalinta iyo warfaafinta Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

241,033 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>