Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo beeniyey warar been abuur ah ee laga faafiyey.[Dhagayso]

June 18, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada Hoose dadka u haysey.

“Waan la socdaa inay jiraan dad kicinaya bulshada oo xog aan sax ahayn dadka u gudbinaya , waxaan rabnaa dadka Afka Xoog layaasha ah ee sida khaldan warka u dhigaya inay ka waan toobaan oo dadka lagu kicin waxaan jirin.” ayuu yiri wasiirku.

Radio daljir
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online