Wasiirka maaliyadda PL iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Qardho

June 10, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Booqashada magaalada Qardho ee Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa salka ku haysa hawlo shaqo.

Wasiirka Maaliyadda Puntland ayaa kasoo ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda waxaa safarkan ku weheliyay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Baahintii

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,418 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>